TOGANE

TOGANE

Togane

Wada-hadal Xiiso leh Iyo Aragti Dhif Ah.

Categories: Society & Culture

Listen to the last episode:

Qeybtii Labaad ee Togane waxa wada Hadal xiise leh na dhex marey Isuhur podcast host-kii ugu horeeyay ee soomaali ah ee aan arko.

waxa aan soo hadal qaadney waaanagii podcast "kitchenchat" sidii uu ku bilowdey iyo qeybihiisa dar-darta leh ee soo socda mustaqblka dhow.

Caafimaadka maskaxda oo hadalka xoogiisa ahaa ayaan aad ugu sii tiigaalney waxa aaney war bixin fiican iga siisey xaalka dadka dhimirka ka xanuusanaya ee dalkii ay ku sugan yihiin.

Ugu danbeyn wacyiga bulshadu guud ahaan halka uu marayo iyo xaalada caafimaad ee maskaxeed ee shaqsiga ah ayaan isla wadaagney!.

"Wada-Hadal Xiise Leh Iyo Aragti Dhif Ah" .

Previous episodes

  • 2 - 2.TOGANE EP002 Isuhur Caafimaadka Maskaxda Iyo Wacyiga Bulshada. 
    Wed, 08 Sep 2021
  • 1 - 1.TOGANE EP001 Maxamed Harare Iyo Nolosha Dahsoon.  
    Tue, 31 Aug 2021
Show more episodes

More Kenya society & culture podcasts

More international society & culture podcasts

Choose podcast genre