"Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good N

==== "Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya ====  (Soomaali, Carabi Caadiga ah, Carabi Ta'izzi-Aden, English, Af Maay, Afar Af, Sawaaxili, Talyaani, Turki, Aweer) ==== "Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali ==== (Somali, Standard Arabic,  Arabic Ta'izzi-Aden, English, Af Maay, Afar Af, Swahili, Italian, Turkish, Aweer) ==== "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار السارة" ، "ترانيم الإنجيل" ==== (الصومالية ، العربية الفصحى ، العربية التعزية عدن ، الإنجليزية ، أف مايماي ، عفر أف ، السواحيلية ، الإيطالية ، التركية ، أف عويرا)
00:00
00:00

Episode's summary

Somali - "Jesus Died for Us" / الصومالية - "يسوع مات من أجلنا".mp3. //1 KORINTOS: CUTUB 131 Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale.2 Oo haddaan leeyahay hadiyadda wax sii sheegidda, oo aan garanayo waxyaalaha qarsoon oo dhan iyo aqoonta oo dhan, iyo haddaan leeyahay rumaysadka oo dhan oo aan buuraha ku dhaqaajiyo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ma ihi.3 Oo wax kastaan leeyahay haddaan bixiyo oo masaakiinta ku quudiyo, iyo haddaan jidhkayga bixiyo in la gubo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ii tari maayo.4 Jacaylku waa samir badan yahay, waana raxiim, jacaylku ninna ma xasdo, jacaylku ma faano, mana kibro,5 wax aan u ekayn ma falo, nafsaddiisana wax uma doondoono, mana xanaaqo, sharna kuma fikiro,6 xaqdarrada kuma farxo, laakiin wuxuu ku farxaa runta.7 Wax walba wuu u dulqaataa, wax walba wuu rumaystaa, wax walba wuu rajeeyaa, wax walba wuu u adkaystaa.8 Jacaylku weligii ma idlaado. Hadday…

Episodes

59-

Episode 118: Soomaali - "Ciise waa inoo dhintay".mp3

16 Feb 2021
48-

Heerka Carabiga - "Wiilka Khasaaray".mp3

Arabic Standard - "The Lost Son" / اللغة العربية الفصحى - الابن الضال.mp3 //

16 Feb 2021
39-

Carabi Ta'izzi-Adeni - "Labada Wadiiqo".mp3

Arabic Ta'izzi-Adeni - "The Two Roads" / عربي Ta'izzi-Adeni - "الطريقان".mp3

15 Feb 2021
38-

Carabi Ta'izzi-Adeni Ta'izzi - "Guriga Dhagaxa weyn".mp3

العربية Ta'izzi-Adeni Ta'izzi - "البيت على الصخرة" / "The House on the Rock ".mp3

15 Feb 2021
28-

Kooxda Ingiriiska(Bariga Afrika) - "Ciise Macallin kayaga".3gp

English Group(East Africa) - "Jesus Our Teacher" / المجموعة الإنجليزية شرق إفريقيا- يسوع معلمنا

15 Feb 2021