Episode's summary
Safarka kabashadaada haka dhigin kadeed. Ka falceli xilqaddan 😊
Safarka kabashadaada haka dhigin kadeed. Ka falceli xilqaddan 😊
Episodes
Ep:17;When Healing Becomes Self-Punishment| Kolka kabashadu kadeed noqoto
ListenedSafarka kabashadaada haka dhigin kadeed. Ka falceli xilqaddan 😊
Ep:16; Burnout |Shufbeel Tamareed
ListenedDaal aadan xeeldheeraantiisa ka faalloon karin wax kasta oo aad samaysayna aan suulaynin haddii uu ku hayo oo salkiisa aad gaadhi wayday armuu yahay 'shufbeel tamareed' ! Dhagaysi iyi dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊
Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cabsashada Hore-U-Socodka
ListenedWaligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo horę u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌸 Ka falceli xilqaddan 😊
Ep:14; Decision Fatigue|Ka daalidda go’aan qaadashada
ListenedHaddii ay ku daaliyaan gaadhidda go'aamadu ha yaraadaan ama ha waynaadaane xilqaddan adiga ayaa iska leh, fahan sababaha ka danbeeya daalka ,fahankaasina haku dhaxalsiiyo in aad naftaada u dhibrisid oo u dhego nuglaatid. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊
Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood
ListenedHaddii gudaha madaxaaga adduunyo kuu gaar ahi kaaga dhisantahay oo la qabsiga aad la qabsatay aawadeed aad adduunyadaada dibadeeda uga qawadid, xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi wanaagsan Ka falceli xilqaddan 😊